Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirka billaha ah ee Wasaaradda caddaalada iyo garsoorka arimaha diinta dowlad Goboleedka Jubbland ayaa waxaa looga hadlay waxyaabihii uga qabsoomay heshiisyadii ay galeen Wasaaradda iyo Ha’yada UNDP oo ka caawiso mashaarciida Wasaaraddu ay fuliso iyo arimaha la xariira dardargelinta shaqooyinka.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.