Wasaaradda Caddaalada iyo Arrimaha Diinta Jubbaland oo kulan u qabatay Culimada  Kismaayo

0
241

Kismaayo (Idaacadda Waamo)Kulankan ay Wasaaradda Caddaalada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowlad goboledka Jubbanad  la qaadatay Culimada Magaalada Kismaayo gaar ahaan imaamyada iyo mu’adimiinta Masaajida ayaa ku saabsanaa sidii ay u wada shaqayn lahaayen Culimada magaalada iyo Wasaaraddu.

Shirkaan  ay wasaaraddu la yeelatay  Culimada ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Cadaalada  awqaafta iyo arimaha Diinta iyo Masuuliyiin kale oo Wasaaradda ka tirsan.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here