Wasaaradda Cadaaladda Puntland oo xabsiga Garowe ku wareejisay agab Nadaafadeed

0
39
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda cadaaladda PL ayaa madaxda xabsiga Garoowe ku wareejisay agabyo nadaafadeed oo wasaaraddu kala wareegtay Hay,adda ICRC taas sare lagu qaado nadaafadda dadka ku jira xabisga maxaabiisata Garoowe
Ugu horeyn waxaa goobta lagu wareejinayay agabka ka hadlay taliyaha Xabsiga maxaamista Garowe Maxamed Cusman oo agabka la wareegay ayaa ka madceliyay cidii ka qeybqaatay soo gaarsiinta agabka Naadaafadeed.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here