Wasaaradda Cadaaladda Jubbaland oo xariga ka jartay Masjid Cusub

0
216

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Masjikaan oo in mudo ah dhismihiiso socday kuna yaala xaafada farjano ee Magaalada Kismaayo gaar ahaan waaxda kiboore ayaa maanta xariga laga jaray.

Munaasabad kooban oo masjidka xariga looga jaray ayaa waxaa goob joog ka ahaa mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Cadaaladda garsoorka iyo arimaha diinta Jubbaland iyo qaar ka mid ah culimo ow-diinka Magaalada Kismaayo ee masjidka gacanta ku hayay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here