Wasaaradda Cadaaladda Jubbaland oo Qabatay Kulan La-Tashi Bulsho

0
45

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa   qabatay kulan  oo loga hadlayaay  sidii kor loogu qaadi lahaa ka qeybgalka bulshada ee adeegyada cadaaladeed iyo sidii loo  horumarin lahaa nidaamka caddaaladda

Kulanka ayaa waxaa kasoo aybgalay masuuliyiin ka tirsan wasaaradda Cadalada , odayaal dhaqameed, haween, dhalinyaro iyo xubno ka kala socday bulshada rayidka ah. Ujeeddada kulanka ayaa aha in laga dhageysto aragtida bulshada ee ku aaddan adeegyada cadaaladda iyo caqabadaha ay la kulmaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here