Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda cadaaladda Awqaafta iyo arrimaha diinta Jubaland ayaa waxay magalaada Kismaayo ku qabtay kulan looga hadlayay caawinta caruurta agoonta kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay culumaa’diin qaar ka mid ah ururada rayidka bulshada iyo hay’ada Save The Children, waxaan lagu soo bandhiga kulanka shantii sano la soo dhaafay wax ay u qabteen caruurta aqoonta ah ee ku nool magaalada Kismaayo.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.