Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubbaland, Mudane Cabdullahi Cabdiqaadir Aaden Qaanuni, ayaa maanta kulan is-xogwaraysi ah la qaatay bahda nootayooyinka Jubbaland.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.