Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Cadaaladda Dowladda Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay tababar diiradda lagu saaray curinta wadaxaajoodka bulshada iyo xoojinta awoodda bahda cadaaladda.
Tababarkan oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan hay’adaha garsoorka, saraakiil amni, iyo xubno ka socda bulshada rayidka ah ayaa lagu baranayay xirfado iyo farsamooyin kor u qaadaya wada-xaajoodka iyo xalinta khilaafaadka si nabad ah.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.