Wasaaradda Cadaaladda Jubbaland oo Kismaayo ka daah-furtay tababar socon doona muddo saddex cisho ah

0
38

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababarkaan oo muda sedax maalin ka socon doona  magaalada kismaayo ayaa ka qeyeb galayaasha lagu bari doona wada-hadalada aan xanafta leyn iyadoo tababarka ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Cadaalada iyo arrimaha dastuurka Jubaland.

Waxana  tababarkaani loogu tala galay in ay ka faaiideystaan Qaybaha kala duwan ee bulshada, sida: Odayaasha dhaqanka, Haweenka, Dhalinyarada, Ardayda Jaamacadaha, ganacsatada iyo qaar kamid ah howl wadeenada hayadaha dowladda.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here