Wasaaradda Cadaaladda Jubbaland iyo qaar kamid ah culimada Kismaayo oo dhagax dhigay masjid iyo goobo waxbarasho oo muhiim ah

0
216

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Cadaalada Awqaafta iyo Arimaha Diinta ee dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa duleedka waqooyi ee magaalada Kismaayo ka dhagax dhigtay xarun laga dhisayo masjid iyo madaraso ay wax ku baran doonaan caruurta agoonta ah iyo kuwa danyarta taas oo loogu magac daray Daarul Quraan.

Juweyriyo Haasan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here