Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Diinta Jubbaland oo ka digtay in si qaldan loo adeegsado isticmaalka Baraha Bulshada

0
221

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Baraha Bulshada oo waadayadii dambe ay ku soo badanayeen isticmaalkooda bulshada Soomaaliyeed ayaa waxay leeyihiin saameeyn kala duwan,waayadii dambe waxaa ku soo badanayay dadka u adeegsada dhinaca qaldan.

Agaasimaha Waaxda ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Diinta Jubbaland Cabdullaahi Maxamuud Ibraahin ayaa bulshada uga digay in ay dhinac qaldan u adeegsadaan isticmaalka baraha bulshada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here