Wasaaradda Cadaaladda Awqaafta iyo Arimaha Diinta Jubbaland oo daah-furay kulan looga hadlayay wax ka badalka qabyo qoraalka xeerka xabsiyada Soomaaliyeed

0
173
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayay wax ka badalka qabyo qoraalka xeerka xabsiyada Soomaaliyeed.
kulanka ayaa waxaa qeyb ka ahaaa qaar ka mid mu’suliin ka tirsan XfS , xildhaano ka tirsan Jubbalad iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Cadaaladda awqaafta & arimaha diinta Jubbaland.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here