Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasiirka Wasaaradda Cadaalada arimaha Diinta ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa xariga ka jaray Masaajid laga hergeliyay Xaafada Madiina ee magaalada Kismaayo,halkaas oo ay deganyihiin dadka dib uga soo laabtay xeryaha Qaxootiga dalka Kenya.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.