Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka dowlad goboledka Jubbaland Cabdiwali xuseen Jaamac oo hadal ka jeediyay Madal lagu dhaarinayay garsoorayaal cusub oo ka gowl gali doona gobolka gado ayaa si faah faahsan uga hadlay muhiimada daadajinta adeega cadaalada ee Jubbland.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.