Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Cadaaladda Awqaafta iyo arrimaha diinta Jubbaland iyo qaar ka mid ah culamaa u diinka kismaayo ayaa waxay ka wada hadleen sidii logu joojin lahaa daroogada iyo waxyabaha keeni kara dhaqan xumida.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.