Wasaaradda Cadaalada,Garsoorka iyo arimaha Diinta Jubbaland oo ka warbixisay wax-qabadka Wasaaradda

0
323

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Agaasimah Guud ee wasaaradda Cadaalada,Garsoorka iyo armiaha diinta Jubbaland Badal Cabdi Jaamac ayaa ka warbixiyay waxyaabaha u qabsoomay Wasaaradda Sanadkii lasoo dhaafay ee 2019 iyo qorasha Sanadkan Cusub ee 2020.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here