Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda caafimaadka ee dowlad goboleedka jubbaland ayaa waxay u qaabilsan tahay taya-dhowrka caafimaadka dadka iyo deegaankaba waxaana si weyn ay ula socota daawooyinka laga isticmaalo deegaanka tayadooda.
 Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.