Wasaaradda Caafimadka Jubaland oo Maanta Xustay Maalinta Dhimirka Aduunka.

0
135

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaradda Caafimadka  iyo daryeelka bulshada ee dowlad goboleedka Jubaland ayaa magaalada Kismayo ku qabatay munasabad lagu xusayay maalinta dhimirka aduunka.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here