Wasaaradda Caafimaadka XFS oo la wareegtay Isbitaalka Laanzaleeti

0
73
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaaa ay la wareegeen isbitaalka lagu daaweeyni jiray cudurada faafa oo bulshada degeen markii ay burburtay dowlada Somalia waxiyna hada Taliska Ciidanka Boliiska iyo Mamulka gobolka Banadir ay si toos ah ay ugu wareejiyeen wasaradda caafimaad XFS isbitaalka Laanzaleeti ,
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan oo la wareegay xarunta isbitaalka ayaa u mahadceliyay maamulka Gobonadir isgoona sheegay in ay dhisi doonaan si logu adeego bulshada Somaliyeed.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here