Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada XFS ayaa waxay magaalda Muqdsho ka daahfurtay Ol’ole Caafimaad Isbitaalka Martiini waxaan ka fulin doonaan dhaqaatiir u dhashay dalka Masar.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.