Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa waxay Agaab caafimaadka oo lagu taglagay bulshada Somaliyeed kala wareegtay Safaaradda Shiinaha ee Somalia
Agaabka Caafimaada ee la soo gaarsiiyaay wasaradda Caafimaadka XFS ayaa waxaa lagu talagay in bulshada Somaliyeed logu Adeego.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.