Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo soo Kordhisay Xafiiska Xakameynta Cudurka Cagaar-showga

0
56

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Hay’adaha  kala duwan ee shaqo wadaagta la ah sida Hay’adaha Dowladda federaalka, kuwa gaarka loo leeyahay, bulshada rayidka iyo saaxiibada Caalamiga ah waxay sheegtay iney ka go’an in Soomaaliya laga ciribtiro cudurka Cagaarshowga.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here