Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo sheegay in Mashaariic Caafimaadka Laga hirgalin doono deegaanka Buulo-Xaaji.

0
29
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Buulo-Xaaji oo hoos yimaado degmada Kismaayo ayaa waxaa kunool bulsho baahid weyn uqabta adeegyo caafimaad, waxaana dadka kunool deegaanadaasi ay Wasaaradda Caafimaad heer Federaal iyo Heer dowlad Goboleedba ay u balan qaadeen in deegaanka Buulo-Xaaji iyo deegaanada ku dhow laga hir galin doono mashaariic hormarineed oo dhanka Caafimaadka ah.
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya DR Cali Xaaji Aaadan oo qeyb ka ahaa wafdi la socday Ra`iisul Wasaaraaha Soomaaliya ayaa booqday deegaanka Buulo Xaaji waxaana uu soo arkay baahida Caafimaad ee ka jirta deegaanka Buulo-Xaaji iyo deegaanada hoos yimaada.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here