Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo agab Caafimaad kala wareegtay Safaaradda Shiinaha

0
33

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Dr Cali Xaaji Aadam ayaa Safiirka dalka Shiinaha Mudane Fei Sheng lChao kala wareegay agab Caafimaad oo loogu talagaley gargaarka deg dega ah (First Aid) kadib munaasabad ka dhacday xarunta Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya.

Abdirahiim Deck ayaa warbixintaan inoo diyaariyey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here