Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya iyo Safaaradda Ingiriiska oo kala saxiixday heshiis

0
151
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadkaiyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa maanta heshiis is-afgarad ah oo wax ka tari doona baahiyaha Caafimaad ee Dalkeena la saxiixday Xafiiska Dawladda Ingiriiska u qaabilsan arimaha horumarinta (FCDO).
Heshiiska hordhaca ah waxaa Wasaaradda Caafimaadka iyo dareelka Bulshada u saxiixay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Ali Haji Aden, halka dhanka Dowladda Ingiriiskana ay u saxiixday sii hayaha Safaaradda Ingiriiska ee Soomaaliya Marwo Littie Burrows.
 
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here