Wasaaradda Caafimaadka KGS oo dib u howlgelinaysa xarumo caafimaad

0
55

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in dhowaan dib loo howlgelin doono qaar ka mid ah xarumaha caafimaadka ee ku yaalla magaalada Baydhabo. Tallaabadan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo helitaanka adeegyo caafimaad oo tayo leh kuwaas oo ka faaidesanaya bulshada u bahan adeegyada caafimaad

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here