Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo xarun Caafimaad ka hergilisay magaalada Kismaayo

0
94

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland  ayaa Xaafada Farjano gaar ahaan waaxda Dalxiiska ka hirgelisay xarun Caafimaad oo loogu talagalay in ay umulaan Haweenka Uurka leh,xaruntaan oo hab casri ah loo dhisay ayaa u adeegi doonto Haweenka Uureyda ah.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here