Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa maamlinba maalinta ka danbeysa sii kordhaya kiisaska caabuqa Carona-virus ee deegaanada Jubbaland,iyadoona taxaddarka bulshadu uu yahay mid aad u hoseeya .
Wasaaradda Caafimaadka dowlad gobeoledka Jubbaland ayaa wada dadaallo bulshada looga wacyi galinayo  qatarta cudurkaan oo sii laba Jibaarmaysa.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.