Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo wado ka hortaga Carona-Virus

0
301

Kismaayo(Idaacada Waamo)Wasaadda Caafimaadka ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa wado dadaalo dadka lagu wacyi gelinayo,islamarkaasna looga hortagayo Carona-Virus.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here