Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo wacyi gelin ku saabsan Naas nuujinta ka sameysay magaalada Kismaayo

0
280

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda caafimaadka ee dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka sameeysay wacyi gelin ku aadan Todabaadka Naas nuujinta.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here