Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo tabbar ka furtay magaalada Kismaayo

0
322

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimadka ee Jubaland ayaa tababar  ku saabsan nafaqeeynta hooyada iyo dhallaanka u qabatay howl-wadeenada Caafimaadka gaar ahaan kuwa ka howlgala xarumaha nafaqeeynta Gobalka Jubbada Hoose.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here