Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo tababar u qabatay Dadka ka shaqeeya Xarumaha caafimaadka ee gaarka looleyay

0
367

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Tababarkaan oo ay soo agaasintay Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ayaa loo qabtay  dadka ka shaqeeya xarumaha Caafimaadka ee gaarka loo leyahay  Sida farmasiyada iyo (MCH yada) kuwaas  oo laga wacyi galinay ka ganacsiga daawada qaaxa ama TB.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here