Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo sheegtay inay xoojin donaan waaxda Caafimaadka dhimirka

0
8

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xanuunka Dhimirka waxa u kamid yahay mid ay ladhiban yihiin dad badan oo Soomaaliyeed Kuwaso iskugu jira Rag iyo dumar Kuwaas oo lagula tacala Xaladooda Goobaha daryeelka Xanuunada dhimirka.

Xanunka dhimirka ayaa qofka qaba waxa u Kadhiga mid an waxba qabsan karin Hadey noqota inu shaqeesta ama waxkala qabsada Wana Xalad Cafimaad oo ay wajahayaan dad badan Soomaliyeed.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here