Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo sheegtay in bixineeyso xarumo Caafimaad

0
57

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada  Jubbalanda ayaa waxuu ka hadlay ka hadlay shir weynaha 7-aad ee caafimaadka Jubbalanda oo dhawaan ka qabsoomay waxuuna sheegay  in ay siinayaan xarumo ay ku shaqeeeya Cid walabo oo dooneeso in ay bixiso adeegyada Caafimaadaka Dowlada  goboladka Jubbaland

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ismaicil Ahmed Garas ayaa ugu baqay Hay’addaha iyo Cid kastoo rabto in ay ka qeybqataan adeegyada Caafimaadka in diyaar ula yihiin in ay siiyaan xarumo caafimaada oo ay ku shaqeeyaan.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here