Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo Qabatay Xuska Todobaadka Wacyigalinta Bulshada ee Ku aadan daawooyinka jeermiska dila.

0
158

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo Ku Qabatay Xuska Todobaadka Wacyi Galinta Bulshada ee ku Aadan Daawooyinka Jeermiska Dila.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here