Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo qabatay shir looga hadlayay horumarinta Caafimaadka

0
293
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkaan oo  seddaxdii biloodba ay mar qabato Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa laga qabtay magaalada Kismaayo.
kulanka oo ahaa mid  looga arinsanayaay sidii loo horumarin lahaa arimaha caafimaadka iyo sidii loo wajihi lahaa xakamaynta cudurka safmarka ah ee Covid-19  ayaa waxaa ka soo qayb galay howlwadeenada Wasaaradda Caafimaadka iyo Hay’adaha ka shaqeeya arimaha Caafimaadka.
Xamdi Maxaed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here