Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kulankan oo ay soo qaban qabisay Wasaaradda Caafimaadka dowlad goboleedka Jubbaland oo ah kulan sadaxdii Bilbo mar Qabsoomo ayaa waxaa looga tashadaa sidii dib loogu eegi lahaa waxyabihii ka qabsoomay Caafimaadka Deegaanka iyo sidoo kale caqabadhii lala kulmay waxaana kulankaan maanta kasoo qeyb galay Mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland dhaqaatiirta Magaalada iyo sidoo kale hey’adaha Wasaaradda kala shaqeeya adeegyada Horumarinta Caafimaadaka Deegaanka.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.