Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo qabatay kulan ku saabsan maalinta Qaaxada Adduunka

0
343

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo Maanta oo ay Maanta ku Beegnayd Maalinka Qaaxadda adduunka ayaa waxa ay Wasaaradda caafimaadka Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa waxay si rasmi ah u bilowday wacyi-galin ku aadan cudurka caronavirus waxayna ka bilowday xaafadaha kala duwan ee magaalada ksimaayo ka kooban tahay
ololahaan wacyigalinta ee wasaaradda caafimaadka Jubbaland ay hormuud ka ka tahay waxay ka bilowday xaafada farjano gaar ahaan waaxda dalxiiska oo ay dad badani ku nool yihiin.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaariysay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here