Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo Olole wacyi gelin ah ka wado barakacayaasha

0
280

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda Caafimaadka dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa waxay wacyi gelin ku saabsan ka hor taga Cudurka Covid-19 ka sameeysay Xeryaha barakacayaasha magaalada Kismaayo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here