Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo magaalada kismaayo ku qabatay xuska Todobaadka Naas-nuujinta caalamka

0
219

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda caafimaadka iyo Daryeelka bulshada dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa magalada kismaayo ku qabatay xuska todobaadka naasnuujinta Aduunka oo la xuso kowda ilaa todobada bisha August sanad kasta waxaana sanadka halku dhig looga dhigay fursadsiinta hooyooyinka shaqeeya si ay ubadkooda u naasnuujiyaan

munaasabadaan xuska ah ayaa waxa kasoo qayb galay masuuliyiin ka socday wasaaradaha cafimaadka iyo haweenka ee jubbaland bahda cafimaadka haween culimo iyo marti sharaf kale.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here