Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo loogu baaqay inay bulshada ka wacyigeliso cudurada ka dhasha biyaha wasaqaysan

0
66
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roobabkii dhawaan ka da’ay Magaalada Kismaayo waxaa ay sababeen in xaafadaha qaar ay biyo ku soo rogmadaan ku waas ilaa hada meelaha qaar fadhiya .
Biyaha wasaqaysan ayaa waxaa ka dhalan kara cuduro badan sida Malaariyada ‘Tayfoodka ,Daacuunka ,Cagaarshowga iyo kuwo kale’Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowlad goboledka Jubbaland ayaa loogu baaqayn in bulshada ay ka wacyi-galiyaan cudurada ka dhasha nadaafada darada iyo biyaha wasaqaysan meelaha qaar fadhiya.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here