Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo kulan la qaadatay bahda Caafimaadka ee degmada Afmadoow

0
329

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda caafimaadka Jubbaland ayaa kalumo la qaadatay bahda caafimaadka degmada Af-madow.

Kulan kaasi oo looga hadlayey ilaalinta goobaha caafimaadka degmada ayaa waxaa kulanka kasoo qeyb galay Agaasimayaasha xarumaha Caafimaadka degma iyo Guddomiyaha golaha hormarinta degmada Af-madow iyo Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Jubbaland.

Fartuun Nuur Aadan, ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here