Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo ku baaqday in laga hortago waxyaabaha dhacay

0
45

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasarada Caafimaadka iyo Daryeelka Dowlad Gobaleedka Jubbalanay Ismaaciir Axmad Garas ayaa Masuuliyiinta Fadhiya Xafiisyada Kastamka ugu Baaqay inay kortogaan waxyaabaha dhacay ee Dalka Soogalaya sida Dawooyinka dhacay Raashinka Qalabka Dhismaaha iyo dhamaan Adeegyada aan tayada lahayn.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here