Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo ku baaqday in la daryeelo dadka qaba dhimirka ka xanuunsan

0
55
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xanuunka dhimirka ayaa ah cudur ku dhaca maskaxda kaas oo samaayn wayn ku yeesha nolosha iyo caafimaadka qof uu haleelo xanuunka dhimirka.
Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ayaa waxaa ay sheeggtay in ay hirglinayaan xarumo si bilaash ah lagu  adeego dadka la xanuunsan dhimirka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here