Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo kordhisay Xarumaha lagu Karantiilo Dadka

0
310

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ayaa xarumo cusub oo loogu talagalay in lagu karantiilo dadka uu soo rito Caabuqa Covid-19.

 

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here