Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo kismaayo tababar u ugu qabatay Gabdhaha qaybta ka ah barnamijka marwo Caafimad

0
21

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa magaalada kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose, tababar ugu furtay qaar kamida gabdhaha qaybta ka ah barnaamijka marwo caafimaad.

Tababarka oo soconaya mudo laba todobaada ayaa diirada lagu saari doona daryeelka hooyada iyo dhallaankan iya sida dhaqaatiirtu u ilaalinlahayd badqabka caafimaad ee bulshada ay u shaqeeyaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here