Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo Kismaayo ku qabatay shir u dhaxeeya Wasaaradda iyo Hay’adaha kala shaqeeya arimaha Caafimaadka

0
122

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ayaa Kismaayo ku qabatay shir u dhaxeeya Wasaaradda iyo Hay’adaha kala shaqeeya arimaha Caafimaadka, shirka ayaa inta uu socda waxaa lagaga hadli doonaa waxyaabihii ay Wasaaradda Caafimaadka ka qabatay 8 bilood ee la soo dhaafay degmada Kismaayo.

Abdirahiim Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here