Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shirkan ay maanta Wasaaaradda Caafimaadka dowlad goboledka Jubbaland Ka daah furtay Magaalada Kismaayo oo socon doona mudo labo cisho ah ayaa looga hadlaya dar dar galinta arimaha Caafimaadka .
Kulankaan ay Wasaaraddu soo qaban qaabisay ayaa waxaa ka soo qayb galay Hay’adda wada shaqaynta la leh wasaaradda iyo waaxyaha kala duwan ee hoos yimaada Wasaaradda Caafimaadka labada maalin ee kulanku socdo waxaa looga hadli doonaa waxyaabaha arimaha horumarinta caafimaadka uga qab soomay wasaaradda iyo caqabadaha hira ee u baahan in wax laga qabto.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.