Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo ka warbixsay xaaladda Coronavirus ee Deegaanada Jubbaland

0
358

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tan iyo markii soomaaliya laga helay kiiskii ugu horeeyay ee qof qaba caabuqa Caronavirus waxaa socday dadaalo kala duwan oo Bulshada looga wacyi galinayo khatarta cudurkaan.

Wallow  ay soo yaraanayso saamayntii badan ee Cudurkaan hadana waxaa jirta Cabsi laga qabo in caabuqaan uu soo rogaal celiyo.

Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaa ay ka mid tahay meelaha Soomaaliya ee kiisas badan oo laxiriira covid19 laga diwaan galiyay.Hadaba Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Jubbuland Dr Mursal maxamed Khaliif ayaa ka warbixiyay xaaladda Coronavirus ee Deegaanada Jubbaland iyo cabsida laga qabo in Cudurkaan uu soo laba kacleeyo.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here