Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kadib markii Bulshada lagu xakemeeyey amar uu saaray Maamulka Jubbaland si loga taxdar fafitaanka cudurka,ayaa waxa Bulshada ku dhaqan magaalada kismaayo ay qateen farriimaha wacyigalinta ee wasaarada Cafimaadka Jubbaland waxa ay haddda u muqataa mid soo yaraanaysa.
Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan iooga diyaariyay.